Kooxda AlShabaab ayaa jawaab adag ka bixisay go’aankii uu madaxweyne Farmaajo xaalada deg deg ah ku geliyay dalka, iyagoo sheegay in go’aankaas uu u fududeyn doono iney la dagaalamaan ciidamada Dowladda Fededaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom.
Afhayeenka Kooxda ALShabaab Sh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in Farmaajo uu yahay nin ka liita madaxdii hore isla markaana ay kaga adkaan doonaan dagaalka,hoos ka dhagayso codka afhayeenka oo faahfaahsan.
Halkan ka dhagayso codka afhayeenka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.