Mas’uuliyiinta gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegaya inay weli kacaakufayso xaaladda amniga ee Gobolka iyadoo weli ay Al-Shabaab awood u leeyihiin weerarro ay ka gaystaan gobolka.
Weeraradan ayaa imanaya xilli ay dawladdu kordhisay ciidamada amniga ee kasoo jeeda Gobolka kuwaasi oo ciyaaraya door hoggaamineed,hoos ka dhagayso codka.
Halkan hoose ka dhagayso codka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.