Dhagayso:-Caaqil Shuuqe oo loo doortay Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Puntland

Gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe waxa ay ku doorteen gudoomiye cusub oo maamuli doona shaqooyinka guddiga, waxaana ay doorteen Axmed Shuuqe oo dhowaan loo dhaariyey xubinimada gudigaasi,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka faahfaahsan


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading