Hawlgal ay xalay ciidamada ammaanka ee maamulka Koonfur Galbeed Somaliya ay ka sameeyeen agagaarka Degmada Waajid ayey ku dileen sarkaal ka tirsanaa hogaamiyeyaasha ururka Al-Shabaab oo lagu magacaabo Macalin Deerow.
Wasiirka Amniga ee Maamulka Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed ayaa sheegay, in hawlgal kaasi ay ciidamadu ku dileen lix qof oo uu ka mid yahay Macalin Deerow,hoos ka dhagayso codka.
Halkan hoose ka dhagayso codka oo faahfaahsan
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.