Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyey shir looga hadlayey sidi ay ciidamada Dowlada Soomaaliya ugala wareegi lahaayeen kuwa Amisom mas,uuliyadda amaanka dalka.
Shirkan oo socday muddo shan cisha ah, ayaa waxaa ka qeybgalay madax ka mid ah Dowlada Fadaraalka Soomaaliya iyo Taliska AMISOM.
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdirashid Cabdullahi Maxamed. ayaa ka waramay muhiimadda shirkan uu leeyahay.hoos ka dhagayso codka faahfaahsan.
Halkan ka dhagayso codka faahfaahsan.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.