Ciidamo wadajir ah oo Maraykan iyo Soomaali isugu jira ayaa weerar ku qaaday saldhig kooxda al-Shabab ay ku leedahay tuullada Kuunyo-Barrow ee gobolka Shabeellada Hoose.
Sarkaal ka tirsan dowladda ayaa sheegay in howlgalkaasi oo saddex saacadood socday lagu sii daayay maxaabiis u xirnaa kooxda al-Shabaab.
Dhinaca kale, kooxda al-Shabaab ayaa warbaahintooda ku qoray in weerarkaasi lagu soo qaaday ay fashiliyeen,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.
Halkan ka dhagayso codka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.