Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullahi Fara-weyne ayaa sheegay in ragga la xir-xiray ay urur sharci darro ah kaga dhawaaqeen Puntland sidaa daraadeedna ay ku muteysteen in la xir. Waxa uu Fara-weyne sheegey in raggaasi maxkamadna la soo taagi doono.
Isagoo La hadlayay Faraweyne SBC Ayuu sheegay inuusan Dastuurka Qabin in La sameysto madal siyaasadeed, isagoo beeniyay in Madaxweynaha uu amray Xariga Siyaasiyiintan,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.
Halkan ka dhagayso codka Gudoomiyaha
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.