Dhagayso:-Dagaal xoog leh oo dhexmaray Dad shacab ah iyo Alshabaab

Ugu yaraan 10 qof oo ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo dad tuulo-joog ah ayaa ku dhintay weerar ay maleeshiyada xagjirka ku qaadeen degaanka lagu magacaabo Caad oo galbeed ka xiga magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Weerarkan ayaa wararka ka imanaya dadka degaanku sheegayaan inuu ka dambeeyay markii dadka degaanku diideen codsi uga yimid Al-Shabaab oo ahaa inay keenaan wiilal ka mid noqda ururka Al-Shabaab.

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso warbxinta dagaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading