Dhagayso:-Gudiga doorashooyinka heer Fadaraal oo booqasho ku tagay Puntland

Omar Mohamed Abdulle, the Chairman of the Federal Indirect Electoral Implementation Team, speaks during a press conference held in Mogadishu, Somalia on August 25, 2016. UN Photo / Omar Abdisalan
Wafti ka socday Gudiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya muda 10 maalin ah ku sugnaa Puntland ayaa waxa ay ka warbxiyeen ujeedka ay u soo gaareen Puntland iyo waxyaabihii uga hirgalay kulamadii ay la qaateen Madaxda Sare Puntland iyo Bulshada Qaybaheeda kala duwan.
 
Siciid Xaashi Warsame oo kamid ah Gudiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaran ayaa dhankiisa waxa uu sheegay in Puntland ay u soo gaaray shaqooyink ku aadan arimaha Doorashooyinka Qaran ujeedka ugu wayn ay Puntland u soo gaarayn ay tahay ka gudbida nidaanka 4.5 iyo dalkaan uu helo doorashooyin xaq iyo naxaal ah qof kastana oo Soomaali ahna uu dhiibana Karo,hoos ka dhagayso codka Gudiga.
 
 
 
Halkan ka dhagayso codka gudiga

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading