Gudoomiyaha Midawga jaaliyadaha Puntland ee Yurub (Spedu) Siyaad Cali Jaamac ayaa si weyn usoo dhaweeyay heshiiska Puntland iyo Shirkada DPWorlad ee ku saabsan dekeda Bosaso.
Gudoomiye Siyaad ayaa sheegay in uu yahay heshiiskaas mid dhaxalgal ah oo taariikhiya,hoos ka dhagayso codka Siyaad Cali Jaamac.
Halkan ka dhagayso codka Gudoomiyaha
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.