Dhagayso:-Hawada Somaliya oo laga yaabo in lagu wareejiyo Dawlado Shisheeye

Maalmihii u dambeeyey waxaa soo xoogeysanayay hadal heynta qorshe la doonayo in maamulka Hawada Soomaaliya lagu wareejiyo Dowlado Shisheeye, halka qorshu uu markii hore ahaa in dowladda Somalia lagu wareejiyo, qalabkii howshaa fududeyn lahaana la geeyay magaalada Muqdisho.

Maareeyaha duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliya Cabdiwaxid Sheekh Cumar ayaa ka mid ah dadka ka cabsi qaba in qorshaasi la saxiixo iyadoo laga faa’iideysanayo xilli kala guurka ee Soomaliya ay ku jirto.hoos ka dhagayso.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Maareeyaha


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Dhagayso:-Hawada Somaliya oo laga yaabo in lagu wareejiyo Dawlado Shisheeye"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading