Dhagayso:-Hay’ada masiibooyinka Puntland oo ka digtay cudurada ka dilaaca Roobabka

Hay’ada maaraynta masiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa ku dhawaaqday inay kooxo qiimeeya u dirtay deegaamada ay xalay ilaa saaka ka curteen roobabka dayrta.

HADMA ayaa waxa ay sheegtay in 24-ka saac ee soo socota ay qiimayn ballaaran ku samayn doonto xaaladda roobka, saamaynta uu geysto iyo haddii khasaare uu kadhashay.

Agaasimaha Hay’ada HADMA Cabdullaahi Cayrow ayaa waxaa uu sheegay in ilaa ay ka helaan xog dhammaystiran aysan wax faahfaahin dheeraad ah bixin doonin,hoos ka dhagayso codka agaasimaha.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Cayroow

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading