Dhagayso:-Hay’adda ka faalloota Xasaradaha Caalamka Ee ICG oo ka digtay dagaalka Tukaraq

Hay’adda ka faalloota Xasaradaha Caalamka ee ICG ayaa qortay warbixin ay kaga hadlayso cabsi laga qabo dagaal dhex mari kara Somaliland iyo Puntland.

Warbixinta ayaa qortay in labada dhinacba ay ciidan badan ku soo daabulayaan meel u dhow dhulka lagu dagaalamayo ee Tukaraq, iyaga oo albaabkana ka xirtay waan-waan ay Qaramada Midoobay wadday,hoos akd hagayso codka.

 

 

Halkan hoose ka dhagayso codka oo faahfaahsan

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading