Dhagayso:-Hooyo iyo caruurteedii ku geeriyooday dab qabsaday Hooygoodii

Ugu yaraan 7 qof oo isku qoys ah aya aku dhintay dab xalay ka kacay guri ku yaalla degmada Yaaqshid.
 
Guriga,ayaa ka samaysnaa jiingad,waxaana ku dhintay hooyo iyo shan carruur iyo qof kale oo ehelka ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdishu.hoos ka dhagayso codka.
 
 
Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading