Dhagayso:-Ibraahim Sulaymaan”Gudoomiyaha Maxkamada sare anigaa ah Madaxweynuhu xilka igama qaadi karo”

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ibraahim Iidle Suleyman ayaa waraysi uu siiyay laanta Afka Somaliga ee VOA waxuu ku sheegay  in uu isagu wali yahay gudoomiyaha Maxkamada sare, isla markaana aysan sharciga waafaqsaneyn xil-ka qaadistiisa.

Madaxweyne Farmaajo,ayaa shalay soo saaray wareegto uu ku sheegay in uu xilkii uga qaaday Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Fadaraalka Somaliya,hoos ka dhagayso codka Gudoomiyaha xilka laga qaaday.

 

 

 

Halkan hoose ka dhagayso codka Gudoomiyaha


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading