Dhagayso:-Itoobiyaanka ka tahriiba Puntland oo hoos u dhacay

Labadii bilood ee lasoo dhaafay waxaa hoos u dhacay tirada dadka muhaajiriinta ah ee ka imanayey dalka Itoobiya kuwaas oo soo gala Puntland si ay halkaasi uga sii tahriibaan.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay bishii August inay tiradu ahayd ilaa 2093 qof, September tirada dadka yimid ay ahaayeen 1,300, halka October ay ka ahaayewen 2180.

Waa markii ugu horraysay ee tirada dadka imanaya ay ka hoos marto 3 Kun muddo dheer.

Sababta hoos u dhaca waxaa warbixintan nooga diyaariyey Haaruun Macruuf oo ka tirsan idaacada Afka Somaliga Ee VOA.

 

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Haaruun Macruuf


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading