Dhagayso:-Jaamacadaha Muqdisho qaybo ka mid ah oo shaqada ka cayriyay xubnaha Takfiirka cusub

Qaar ka mid ah Jaamacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay shaqada ka fariisiiyeen shaqaale ka tirsanaa jaamacadahaas oo shaaciyey inay xubno ka yihiin urur diimeed la magacbaxay Al-Saadicuun Bil-Xaq oo dhowaan looga dhowaaqay waddamo Islaam ah oo ay Soomaaliya ku jirto.

Mas’uuliyiinta jaamacadahan ayaa sheegay in xeerarkooda ay ka mid yihiin in shaqaalaha jaamacadda aysan xubno ka noqon karin koox diimeed gaar ah,hoos ka dhagayso codka oo faahfahasan.

 

 

Halkan ka dhagayso codka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading