Dhagayso:-Khayre”Musuq-maasuqa jihaad baan la galaynaa”

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa wacad ku maray in xukumaddiisa ay la dagaalami doonto musuq maasuqa.

Hadalkan ayuu Md. Kheyre ka sheegay xaflad ay xilka ku kala wareegayeen Wasiirkii hore ee Maaliyadda Mudane Maxamed Adan Ibraahim Ferkeeti, iyo wasiirka cusub ee wasaaraddaasi Cabdiraxman Ducaale Bayle.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Rw khayre


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading