Dhagayso:-Madaxweyne Axmed Madoobe”Beesha caalamku waa nagu eegatay abaarta oo waxba nooma qaban”

Madaxweynaha dawlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ,ayaa beesha caalamka kala dul dhacay dhaliil xoogan.
 
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in beesha caalamku aysan bulshada somaliyed ee abaartu daashatay waxba u qaban,isla markaana ay rabaan in ay gurmad muujiyaan markii ay abaarta ku baaba’aan,hoos ka dhagayso codka madaxweynaha.
 
 
Halkan ka dhagayso codka Madaxweyne Axmed Madoobe

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading