Dhagayso:-Madaxweyne farmaajo oo ka warbixiyay booqashada Xoghayah Guud ee Muqdisho

Waxaa magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho soo gaaray Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Antonio Guterres, kaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde).

Hadaba waxaa saxaafada uga waramay socdaalka Xoghayah guud Madaxweyne Farmaajo oo shir jaraa’id qabtay,hoos ka dhagayso codka Madxaweynaha.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka farmaajo


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Dhagayso:-Madaxweyne farmaajo oo ka warbixiyay booqashada Xoghayah Guud ee Muqdisho"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading