Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa dalka Itoobiya uga qeybgalay shir arrimaha Afrika iyo kheyraadkeeda looga hadlayo.
Gaas ayaa BBC-da uga warramay arrimaha shirkaasi looga hadlay iyo heshiiskii dhisamaha dekada Boosaaso
Wuxuuna khadka teleefoonka ee magaalada Addis Ababa ugu warramay weriyaha BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh,hoos ka dhagayso codka Madaxweynaha.
Halkan ka dhagayso codka Madaxweyne Gaas
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.