Dhagayso:-Madaxweyne Gaas”Muumin waa ka badbaaday weerarkii Jimcihii”

Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay in hoggaamiyihii kooxda Daacish ee Soomaaliya Cabdulqaadir Muumin uu ka badbaaday weerarkii ay Jimcihii ku qaadeen buuralayda Gobolka Bari.
 
Madaxweynaha Puntland ayaa VOA u xaqiijiyey in weerarkaasi lagu bartilmaameedsaday Cabdulqaadir Muumin, xogta ay ka heleen hay’adhooda amnigana ay sheegayso inuu ka badbaaday weerarkaas,hoos ka dhagayso codka Madaxweynaha .
Halan ka dhagayso codka Madaxweyne Gaas

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading