Dhagayso:-Mahad Cawad”Mooshinka Jawaari waxuu jawaab u yahay cayrintii DPWORLD”

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad, ayaa sheegay in mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha baarlamaanka fadaraalka Maxamed Cismaan Jawaari in uu xiriir la leeyahay sharcigii baarlamaanku ansixiyey ee mamnuucayey shirkadda DP World,hoos ka dhagayso codka Cawad.

 

 

 

Halkan hoose ka dhagayso codka Cawad


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading