Dhagayso:-Martin Luther King Oo maanta loo dabaaldagayo dhalashadiisii

Mareykanka waxaa maanta looga dabbaal degayaa dhalashada halgamaagii dadka Madow ee Mareykanka Martin Luther King.

Luther King ayaa dalkan Mareykanka lagu xusuustaa hal-gankiisii soo shaac baxay sanadkii 1955tii illaa iyo lixdamaadkii ee uu ku doonayay xuquuqda dadka madow, iyo khudbadiisii caan baxday ee ( Waan Riyoonayaa, ama I have a dream) ee uu ka jeediyay socodkii dhaq dhaqaaqii xuquuqda madaniga uu ka sameeyay magaaladan Washington bishii March sanadkii 1963dii,hoos ka dhagayso codka.

 

 

Halkan hoose ka dhagayso codka taariikhda

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading