Dhagayso:-Maxaa hor taagan Gudiga dib U-Eegista dastuurka Fadaraalka?

Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista qabyo qoraalka dastuurka Soomaaliya ayaa sheegay in ay jiraan caqabado waa weyn oo keenay dib u dhacyada xooggan ee dib uu eegsita dastuurka xilligan.

Gudoomiyaha guddiga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay in caqabadahaas ay ka midyihiin Gacmaha ajaanibta, madaxda Soomaalida iyo miisaaniyad la’aanta.

Guddiga ayaa maanta Mqudisho kaga dhawaaqaya in ay bilaabayaan dib u eegsita dastuurka KMG ah. Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle,hoos ka dhagayso.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Daahir Afrax


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading