Maxweynaha Soomaaliya ayaa maanta lagu wada inuu booqdo magaalada Addis Ababa. Waana booqashadii ugu horreysay ee uu Madaxweyne Farmaajo ku tago dalka Itoobiya tan intii la doortay muddo hadda ku dhaw sadax bilood.
Arimahaasi ayaa waxaa BBC-du ka waraysatay Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad oo ka faalooda arimaha gobolka,hoos ka dhagayso.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.