Axmed madoobe ayaa waxaa uu sheegay in arinka ku saabsan xuduuda ay tahay mid muddo dheer soo soctay soona martay heerar kala duwan , mudadii dowladeena bur bursaneynna uu dhacay is badal ku yimid deegaanka balse la wada sugayo in madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ay ka wada hadlaan,hoos ka dhagayso codka.
Halkan hoose ka dhagayso codka Axmed Madoobe
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.