Dhagayso:-ONLF Oo gudoomiye ku dooratay shirkii Asmara

Shirweynaha ururka ONLF ee Asmara ayaa weli ka socda magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ethiopia.

Shirka oo la filayo in dhowaan lasoo geba gebeeyo, ayaa waxaa mar kale guddoomiyaha ururka loogu doortay Mohamed Omar Osman, oo xilkaasi hore u hayay.

Shirweynaha ayaa sidoo kale wax looga baddalay qaab dhismeedka JABHADDA.

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka iyo arrimo kale oo quseeya ururka ONLF ayaa Axmed Cali Shiikh waxa uu ka wareystay afhayeenka ONLF Caddaani Hirmooge oo ku sugan Asmara,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Ciilmooge


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading