Dhagayso:-Puntland oo maanta toogatay 7 xubnood oo alshabaab ah

Waxaa maanta magaalada Boosaaso lagu toogtay 7 rag ah oo dhalinyaro u badan oo horay maxkamada ciidamada Puntland ugu xukuntay dil toogasho.

Dadkan ayaa lagu helay eedo ahaa in ay ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab iyo in ay dilal ka geysteen magaalooyin ka mid ah Puntland iyo qaar la sheegay in lagu qabtay iyagoo sida qaraxyo,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Gudoomiyaha maxkamada


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading