Dhagayso:-Qalabka lagu maamulo Hawada oo la keenay garoonka Aadan-cade ee muqdisho

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay tallaabo muhiim ah hore ugu qaadday sidii loo soo wareejin laha amaamulka hawada kadib markii manata dalka la keenay raadaar cusub oo qayb ka noqon doona mamaulka iyo gacan ku haynta hawada dalka oo in ka badan 20 sano laga maamulayey dalka Kenya.
 
Dawladdu waxay sheegtay inay billwoday dhismaha qalabkan sida uu sheegay wasiirka duulista iyo gaadiidka Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar.
 
Talaabadan ayaa ah mid guul ah soona dadajinaysa in dawlada somaliya ay si degdeg ah ula soo wareegto gacan ku haynta hawadeeeda,hoos ka dhagayso codka,

 

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading