Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka maraykanka Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladda maraykanka ay waddo qorshe dalkeeda ay uga musaafurineyso Soomaali gaaraysa 4’000″ afar kun oo ruux oo soomaali ah.
“Waxaa jira dad hadda ku sugan goobaha laga diiwaan geliyo dadka la musaafurinayo oo gaaraya 300 oo soomaali ah kuwaas oo sugaya in dalkooda dib loogu soo celiyo waxaa kaloo jira howlgalkii ugu dambeeyay ee hay’adaha Socdaalka in lagu soo qabtay dad gaarayay 80 ruux oo uu ku jiro nin Soomaali ah” Ayuu yiri Safiir Axmed Ciise Cawad,hoos ka dhagayso codka safiirka.
Halkan ka dhagayso codka safiirka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.