Dhagayso:-Safiirka Somaliya ee Qaramada midoobey oo beeniyay in loo diiday Xasaaniyada Diblomaasiyadeed

Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Maxamed Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa shalay waraaqihiisa aqoonsiga guddoonsiiyay xoghayaha guud ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxeysa Antonio Guterres, Wariye Jaamcac Buulle Jaamc oo ka tirsan Laanta Aafka Somaliga ee VOA ayaa uga warramay arrimo badan oo magacaabistiisa la xiriira,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Safiirka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading