Dhagayso:-Saraakiil kamid ah Daacishta Puntland oo isa soo dhiibay

Ciidmada Puntland ayaa sheegay inuu isku soo dhiibay mid ka mid ah Ururka Daacish ee ku sugan buuralayada Bari.

Taliyaha ururka 1-aad ee Guutada Horseed Axmed Maxamuud Yuusf ayaa sheegay in ninkan uu isaga qirtay inuu ka tirsan yahay kooxda Daacish.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ninkan uu kasoo jeedo gobolka Baay.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Talyaha


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading