Somaliland ayaa sheegtay inaanay aqbalayn lacag caawimo ah oo guddida abaaraha ee Soomaaliya ay sheegtay inay Somaliland siinayso.
Lacagtaas oo dhan 200,000 oo Doollar, ayaa wasiirka warfaafinta Cismaan Cabdillaahi Saxardiid oo shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa uu sheegay inaanay diyaar u ahayn,hoos ka dhagayso codka wasiirka warfaafinta somaliland.
Halkan ka dhagayso codka wasiirka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.