Dhagayso:-Soomaali shil ku gashay Gobolka Wisconsin ee cariga Maraykanka

Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Asli Cabdi Xayir ayaa ku geeriyootay halka wariye Axmed C/raxmaan Jaakat oo ka mid ah saxafiyiinta Soomaaliyeed ee dagan Mareykanka uu ku dhaawacmay kadib marki baabuur ay la socdeen uu ku dhacay tareen gudaha magaalada Barron ee gobolka Wisconsin ee dalkaan Mareykanka Sabtidii.

Booliska magaalada Barron ayaa sheegay in ay billaabeen baaritaan ku aadan sababaha keenay in baabuurka iyo tareenka ay isku dhacaan.hoos ka dhagayso codka Wariye Jaakad.

 

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Jaakad

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading