Dhagayso:-Wadahadladii dowlada Itoobiya iyo ONLF Oo lasoo gabagabeeyay

Magaalada Nayroobi ee dalka Kenya waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay wada hadal u dhaxeeyay ONLF iyo Itoobiya.

Shirkaasi ayay dhinacyadu isku afgarteen sii wadista wadahadallada, inkastoo aanu jirin heshiis la saxiixday.

Wariyaha laanta afka Somaliga ee VOA Yaasiin Ciise Wardheere ayaa arritan ka wareystay, guddoomiyaha Gaarisa, Cali Bunow Qorane oo ka mid ahaa xubnihii dhexdhexaadinta,hoos ka dhagayso codka.

 

 

Halkan hoose ka dhagayso codka Gudoomiyaha


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading