Dhagayso:-Wafti balaaran oo uu hogaaminayo Camey oo u anba baxay Buuhoodle

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka safar ballaaran ugu baxay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriira caalamiga ah oo waftigaani qayb ka ahaa ayaa ka warbixiyey u jeedka socdaalkooda maray ku hakadeen magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal,hoos ka dhagayso codka Camey.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Camey

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading