Wasiirka Dekedaha, Gaadiidka Badda iyo ka hortagga Dembiyadda Badda Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa sheegay inay joojiyeen guryo ay damacsanaayeen inay burbiyaan, wuxuuna eedaha ka imaanaya Xildhibaanada Federaalka ku sheegay inay yihiin kuwo salka ku haya arrimo siyaasadeed,hoos ka dhagayso codka Wasiirka.
Halkan ka dhagayso codka Wasiir Siciid Raage
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.