Dhagayso:-Wasiirada Arimaha Dibada Africa Oo canbaareeyay hadalkii Trump

Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaa maanta ka furmay shir laba maalmood soconaya oo ay yeelanayaan wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Midowga Afrika.

Shirkan ayaa gogol xaar u ah shir madaxda dalalka Midowga Afrika uga furmaya 28-ka bishan magaalada Addis Ababa.

Shirkan oo looga hadli doono arrimo dhowr ah oo Afrika quseeya, ayay wasiirrada kulmey waxay cambaareeyeen hadal uu dhawaan ugu gefay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waddamada Qaaradda Afrika,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Wasiirka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading