Dhagayso:-Wasiirka Batroolka”Heshiiska shidaalka waxaa ila ogaa Farmaajo,waxaana lagu qaatay 7-Milyan dollar.”

Wasiir Cabdirashiid,ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu la ogaa heshiiskaan oo lagu qaatay 7 Milyan oo dollar, isla markaana uusan garaneyn sababta uu hadda uga hor yimid, isagoo ku macneeyey in culeyska dhanka baraha bulshada ka soo wajahay uu isaga difaacayo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka dhagayso Codka Wasiirka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading