Dhagayso:-Weerar ka dhacay Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo

Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ayaa sheegay in maleeshiyada Al-Shabab ay hoobiyaal is xigxiga la beegsadeen saldhig ay ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Kenya ku leeyihiin Baardheere.

Dadka degaanka ayaa sheegay in khasaare uu soo gaadhay askarta Kenya hase yeeshee waxaa arrintaasi beeniyey mas’uuliyiinta gobolka,hoos ka dhagayso codka.

 

 

Halkan ka dhagayso codka warka dagaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading