Dhagayso:-Xaalada amni ee Puntland oo maanta shir laga yeeshay

Waxaa magaalada Garowe lagu qabtay shir looga tashanayo xaalada amni Puntland.
 
Shirkan oo shir gudoominayay wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab,ayaa looga xaajooday xaalada amniga ee dalka,iyadoo markii danbe la magacaabay gudi amni oo ka kooban dhamaan laamaha amniga.
 
Wasiirka amniga cabdi Xirsi ayaa saxafada uga waramay shirkaas iyo gudiga la magacaabay,hoos ka dhagayso codka Wasiirka.
Hakan ka dhagayso codka Wasiirka

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading