Qaarkamid xildhibanada Golaha Deegaan Degmada Galkacyo ayaa mooshin ka keenay Duqa degmada Galkacyo Maxamed Yaasiin Tumey.
Xildhibanada ayaa sheegay in duqu uu Takri falay qodobo Tastuuri ah.
Xildhibaan Ibraahim Jibriil Ciis, ayaa sheegay in qodobo dastuuri ah uu ka takri falay Duqa Degmada Gaalkacyo,isla markaana Duqa degmadda Gaalkacyo Maxamed Yaasiin Tumey kasoo bxii wayay masuuliyadii loo igmaday,hoos ka dhagayso codka Xildhibaanada.
Halkan hoose ka dhagayso codka Xildhibaanada
Halkan ka daalaco Mooshinka iyo Xildhibaanada keenay
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.