Dhagayso:-Xildhibaanada Madawga Maraykanka oo qaylo dhan kasoo saaray abaarta Africa

Guddi xildhibaanada madowga ah ee Mareykanka ee ku jira golaha Sanetka Mareykanka ugu qaabilsan Afrika ayaa ku baaqay in si deg deh ah loo qaado tallaabo looga hortagayo baajinta masiibo bani’aadannimo oo ka dhacda dalalka ay hadda ka jiraan abaaraha.

Kulan ay guddigan shalay ku yeesheen xarunta baarlamaanka Mareykanka ee Capital Hill ee magaaladan Washington ayey ku sheegeen in xaalada abaaraha ee dalalka Soomaaliya, Sudan iyo Neyjeeriya ay mareyso meel khatar ah, loona baahan yahay lacago deg deg ah oo lagu badbaadiyo dadka ay saameeyeen abaaraha. Warbixintan arrintan ku saabsan,hoos ka dhagayso.

 

 

Halkan ka dhagayso codka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading