Dawladaha xulufada Carbeed ee horkacaya in cilaaqaadka loo jaro dalka Qatar ayaa mar kale ku baaqay in dalka Qatar uu aqbalo qodobo 13 ah oo ay hore ugu gudbiyeen, haddii ay taasi dhici waydana ay suurogal tahay inay qaadaan tallaabooyin adag oo aan ka laabasho yeelan doonin,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.
Halkan ka dhagayso codka faahfaahinta
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.