Guddi baarayaal ah oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyey isbahaysiga Sucuudigu hoggaamiyo ee ka dagaalama Yemen inay ka masuul ahaayeen weerarkii bishii March ka dhacay xeebaha Yemen ee lagu dilay muhaajiriinta Soomaalida ah.
Warbixintan oo aan weli la shaacin, oo ay aragtay Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaan si cad u sheegin dalalka sida gaarka ah masuulka uga ahaa weerarkan.
Warbixintan ayaa waxaa qortay wakaaladda Wararka Reuters ayaa waxaa ka waraystay Jaamac Ismaaciil Nuur oo bartay Siyaasadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah, kuna sugan London wariye Ismaaciil farjar oo ka tirsan laanta aafka Somaliga ee VOA.
Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.