Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dawladda dhexe ee soomaaliya Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa waxa uu ka hadlay duruufaha heysta xiligaan garsoorka dalka Soomaaliya.
Waxa uu shegay in aan weli la helin cadaalad sidaas darteedna loo baahan yahay in Miisaaniyadda dowldda ay wax ka heleen Garsoorayaashu
HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO
.
Abdirisaq Juba idil News Garowe
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.