Magaalada Gaalkacayo,ayaa lagu dilay Dhakhtar ka shaqeeya Caafimaadka Bulshada, kaas oo lagu magacaabi jiray Allah ha u naxaristee Dr Zakariye Cabdi Jaamac, waxaana dilkiisu argagax geliyey bulshada Gobolka iyo guud ahaan Puntland.
Dilkiisa,ayaa waxaa sababay Aano Qabiil oo udhaxaysa Beesha uu kasoo jeeday iyo Beel kale oo isla Gobolka ah.
Saakay,ayaa lagu Aasay Magaalada Gaalkacyo,waxaana ka qaybgalay Aaskiisa guud ahaan Dhakhaatiirta Gobolka,waxayna ku dhawaaqeen Sadex Beri oo Shaqo joojin ah.
Halkan ka daawo muuqaalka
Waxaan waxba kala aqoon oo aan waxba xeerinayn oo ah Cawaan aan mudnayn in Ummada lagu dhex siidaayo,ayaa helay Dhakhtarka.
Waa wax foolxun Dhakhtar ay dileen kuwii Dawaynta ugu yimid.
Waa dhaqan aan laga filayn Bulsho reer PL ah in ay leedahay.
Rabbi ha'unaxariisto janadiina… pic.twitter.com/jnDyAGUqpO
— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) September 10, 2023
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.