Dhaliil loosoo jeediyay hab qaybsiga Ciidamo cusub oo la qorayo

300-Askari oo lagu siyaadinayo Ciidamada Badda Puntland ee PMPF,ayaa hab qaybsigooda ay saluug xoog badan ka muujiyeen beelaha qaarkood.

Sidaanoo kale Dowladii Gaas,ayaa kordhisay Ciidamada tiradooda,iyadoo xiligaas la bogaadiyay sida loo qaybiyay.

PMPF waa Ciidan tayo sare leh oo aad udiyaarsan gacantana lagu hayo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading