Dhaqaale loogu yaboohay Wadada Gaalkacyo – Bursaalax (Sawirro)

Wadada isku xirta degmooyinka Gaalkacyo, Galdogob iyo Bursaalax ayaa “Isku Tashi” lagu dhisyaa dowladda iyo shacabka ayaa iska kaashanaya, munaasabad arrintaan looga hadlayay ayaa ka dhacday hotel Golden.

Dadkii munaasabada ka soo qayb galay ayaa balan qaaday lacago kala duwan oo ay uga qaadanayaa, wadadaan ayaa muhiim u ah isu socodka degmooyinkaan, waxaana dadka loo soo jeediya iney ka qayb qaataan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading